Waxaan filaynaa siyaasadda Federaalka oo saameyn doonta socotada iyo muhaajiriinta ka imaanaya dalalka Muslimka ah ee u badan. • CAIR-WA waxay la xiriirtay Saraakiisha Gobolka iyo kuwa Federaalka si ay u xaqiijiyaan inaan hayno macluumaadka ugu cusboonaaday bulshada. Waxaan ku talinaynaa in la xoqo ama la tirtiro akoonnada warbaahinta bulshada. Muwaadiniintu way ku fiican yihiin inay safraan, laakiin haddii aad Muslim tahay, waa inaad ka sugtaa baadhis dheeraad ah iyo hubinta ammaanka ee garoomada diyaaradaha. Baaritaanka dheeriga ah waxaa ku jiri kara fiirinta aaladaha.

Haddii ay tahay inaad u safarto caalamka

Maxaa lagu gartaa

CBP waxa ay geli kartaa xogta shakhsi ahaaneed, sirta ah iyo kuwa xasaasiga ah ee xadka.

Talooyin - xaddid oo ilaali xogta gaarka ah

Haddii aad awooddo, telefoonkaaga iyo qalabkaaga kaga tag guriga.

Halkee laga wacaa: