Digniin Bulsho: Macluumaadka Denaturalization

Juun 2025, Waaxda Caddaaladdu waxay ku dhawaaqday inay mudnaanta siinayaan denaturalization. Denaturalization macnaheedu waa dhalashada Maraykanka oo laga qaado dadka Maraykanka ah. Waaxda cadaaladda ayaa qaadi karta tillaabo sharci ah si ay ugala noqoto dhalashada Mareykanka haddii si sharci darro ah lagu helay...

2025 Muslimiinta iyo mamnuucida Afrika

Juun 4 2025, Madaxweyne Trump wuxuu soo saaray ku dhawaaqis cusub oo madaxweeyne oo ballaarinaya mamnuucista Muslimiinta iyo Afrikaanka. Amarkan ayaa xannibaya ama xaddidaya gelitaanka Maraykanka muwaadiniinta 19 waddan - kuwaas oo u badan Muslimiin, Afrikaan, ama Kariibiyaanka. Waa...

Macluumaadka bulshada ka hor xayiraadda safarka

Waxaan filaynaa siyaasadda Federaalka oo saameyn doonta socotada iyo muhaajiriinta ka imaanaya dalalka Muslimka ah ee u badan. • CAIR-WA waxa ay la xiriirtay Saraakiisha Gobolka iyo kuwa Federaalka si ay u xaqiijiyaan in aan hayno macluumaadka ugu cusboonaaday ee bulshada.